Wed. Aug 7th, 2024

DAWO: Qiimo Dhimista Ballaran ee aynu ku sameynay kaararka Bankiga ee VISA Card & Mastercard.

DAWO: Qiimo Dhimista Ballaran ee aynu ku sameynay kaararka Bankiga ee VISA Card & Mastercard.

Bishaaro, waxaan macaamiisheena ugu bishaareynena qiimo dhimis aad u ballaaran oo 50% ah in aan ku sameeynay Qaadashada kaararka Bankiga ee Mastercard & VISA Card sidoo kalena isticmaalka POS & Online kana uu yahay mid bilaash ah.

Qiimo dhimistaan waxay socon doontaa muddo cayiman.
Ku xirnoow IBS Bank.

#EidOffer
#BigDiscount
#Visa&Mastercard
#EmpoweringYou

Related Post